HomeCaalamkaKeating “Siyaasada Soomaaliya Weey Sabeyneysaa “

Keating “Siyaasada Soomaaliya Weey Sabeyneysaa “

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

U qaabilsanaha QM ee Soomaaliya Micheal Keating oo xalay khudbad ka jeediyey  Golaha Ammaanka ayaa ka hadlay xaalada Soomaaliya iyo horumarka la sameeyey sanadkii ay jirtay dawladda Madaxweyne Farmaajo . Waxu sheegay in hormar la sameeyey laakin dhinaca kale uu dalka galay mowjado siyaasadeed  isagoo tusaale usoo qaatay weeararkii guriga siyaasiga Abdirahman Abdishakur ,hawlgalki guriga […]

- Advertisement -

U qaabilsanaha QM ee Soomaaliya Micheal Keating oo xalay khudbad ka jeediyey  Golaha Ammaanka ayaa ka hadlay xaalada Soomaaliya iyo horumarka la sameeyey sanadkii ay jirtay dawladda Madaxweyne Farmaajo .

Waxu sheegay in hormar la sameeyey laakin dhinaca kale uu dalka galay mowjado siyaasadeed  isagoo tusaale usoo qaatay weeararkii guriga siyaasiga Abdirahman Abdishakur ,hawlgalki guriga Xildhibaan C/qeybdiid .

- Advertisement -

Sidoo kale dhacdadii xilka looga qaaday Duqa Muqdisho ayuu sheegay in ay xaalada si hurisay oo la galay hirar kale oo siyaasadeed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories