HomeCaalamkaXarunta Hey’adda Save the Children ee Afghanistan oo la weeraray

Xarunta Hey’adda Save the Children ee Afghanistan oo la weeraray

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Illaa 11 qof ayaa ku dhaawacantay weerar la sheegay in uu wali ka socdo gudaha xarunta Save The Children ee dalka Afghanistaan. Qarax ayaa ka dhacay xafiiska hay’adda ee magaalada Jalalabad ee Afghanistaan, kadibna rag hubeysan ayaa gudaha u galay xarunta. Warbaahinta maxaliga ah ayaa tabinaysa in carruur ay kasii kala cararaysay iskuul u dhow […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Illaa 11 qof ayaa ku dhaawacantay weerar la sheegay in uu wali ka socdo gudaha xarunta Save The Children ee dalka Afghanistaan.

Qarax ayaa ka dhacay xafiiska hay’adda ee magaalada Jalalabad ee Afghanistaan, kadibna rag hubeysan ayaa gudaha u galay xarunta.

- Advertisement -

Warbaahinta maxaliga ah ayaa tabinaysa in carruur ay kasii kala cararaysay iskuul u dhow xarunta.

Lama oga cidda weerarka geysatay, balse inta badan waxaa magaaladan weerar ku qaada kooxda Taliban, wuxuuna weerarkan imanaya xili shalay Taliban ay weerar ku qaadeen hotel casri ah oo ku yaala magaalada Kabul, halkaas oo ay ku dhinteen illaa 22 qof.

Ragga gudaha ku jira ayaa waxa uu dagaal dhexmarayaa illaalada hay’adda iyo ciidammada amniga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts