HomeCaalamkaCanada oo eriday safiirkii Venezuela

Canada oo eriday safiirkii Venezuela

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maduro ayaa la filayaa in uu doorashada mar kale isu soo taago sannadka soo socda Dawladda Canada ayaa ku dhawaaqday in ay eriday safiirka Venezuela Wilmer Barrientos Fernández iyo Ángel Herrera oo shaqada ku siisimayay. Wasiirka arrimaha dibadda ee Canada Chrystia Freeland ayaa sheegtay in qorshahaasi uu aargoosi u yahay dublamaasigii ugu sareeyay safaaradooda oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maduro ayaa la filayaa in uu doorashada mar kale isu soo taago sannadka soo socda
Dawladda Canada ayaa ku dhawaaqday in ay eriday safiirka Venezuela Wilmer Barrientos Fernández iyo Ángel Herrera oo shaqada ku siisimayay.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Canada Chrystia Freeland ayaa sheegtay in qorshahaasi uu aargoosi u yahay dublamaasigii ugu sareeyay safaaradooda oo dhawaan laga soo eryay Caracas.

- Advertisement -

Venezuela ayaa Canada ku eedaysay in faraha kula jirto arrimaha dalkeeda.

Canada ayaa iyaduna xukuumadda Nicolás Maduro ku eedaysay in ay gaysanayso arrimo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

“Dadka Canada indha ka qabsan mahayaan dawladda Venezuela oo meel uga dhacaysa xuquuqdii aasaasiga ahayd ee dimuqraadiyadda dadkeeda kana hor istaagaysa xuquuqdii aadanaha ee aasaasiga ahayd,” ayay war qoraal ah ku tiri Freeland.

- Advertisement -

“Anaga oo kaashanayna dalalka aan xulafada nahay ee gobolka ayaan sii wadaynaa in aan cadaadis saarno dawladda Maduro ee dimuqraadiyad diidka ah si loo soo celiyo xaqii ay lahaayeen dadka Venezuela.”

Freeland ayaa sheegtay in danjire Barrientos uu hadda ka maqan yahay Canada isla markaasna aan loo ogolaan doonin in uu dib ugu soo laabto, halka Herrera oo ku sime u ahaana la waydiistay in uu dalka isaga baxo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts