HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Trump oo si qarsoodi ah uga baxay Turkiga kadib hanjabaad Iran ah

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu si qarsoodi ah uga baxay Turkiga isagoo raacay diyaarad militari oo kale,

Dhul-gariir 7.4 Ah Oo Burburiyay Cathedral-ka Manizales

Dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.4 ayaa ku dhuftay Colombia, iyadoo magaalada Manizales laga soo sheegay burbur iyo waxyeello soo gaartay Cathedral taariikhi ah.

Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa dalkaasi Koonfur afrika ku dishay mid ka mid ah Ganacsatada ku nool dalkaas xili uu ku sugnaa goobtiisa ganacsi. Mid ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ayaa Radio Dalsan u sheegay in Ganacsadaha oo lagu Magacaabi jiray Axmed Colaad Cali loogu tegay goobtiisa ganacsi laguna dilay. Kooxdii […]

- Advertisement -

Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa dalkaasi Koonfur afrika ku dishay mid ka mid ah Ganacsatada ku nool dalkaas xili uu ku sugnaa goobtiisa ganacsi.

Mid ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ayaa Radio Dalsan u sheegay in Ganacsadaha oo lagu Magacaabi jiray Axmed Colaad Cali loogu tegay goobtiisa ganacsi laguna dilay.

- Advertisement -

Kooxdii Buracada aheyd ayaa goobta ka baxsaday,waxaana halka falkaan uu ka dhacay ay tahay Magaalada Ceptown  aad looga dareemay Ninkaasi Ganacsadaha ahaa dilkiisa kaas oo markii hore ka tegay degmada Balcad ee Gobolka shabeellaha dhexe.

Dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ku soo badanaya dilalka loo geysto Ganacsatada Soomaaliyeed iyada oo aysan jirin cid ilaa iyo hadda ka hadashay dilalka loo geysto Soomaalida.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories