HomeCaalamkaMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu dhex dilay Goobtiisa Ganacsi dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dhex dilay Goobtiisa Ganacsi dalka Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Kooxo hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay Magaalada Cape Town ee dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas. Muwaadinkaan oo loogu tegay goobtiisa Ganacsi ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Mahad Salaad,kaas oo durba Goobta ku geeriyooday. Burcadii Muwaadinkaan Soomaaliyeed dilkiisa ka dambeysay ayaa Goobta ka […]

- Advertisement -

Kooxo hubeysan oo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay Magaalada Cape Town ee dalkaas ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas.

Muwaadinkaan oo loogu tegay goobtiisa Ganacsi ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Mahad Salaad,kaas oo durba Goobta ku geeriyooday.

- Advertisement -

Burcadii Muwaadinkaan Soomaaliyeed dilkiisa ka dambeysay ayaa Goobta ka baxsatay,waxana meydka Marxuumka goobta ka qaaday Soomalida ku Ganacsada dalkaas.

Majirto ilaa iyo hadda cid sheegtay msuuliyada dilkaas iyo sababta loo dilay balse waxa uu qeyb ka yahay dilalka mar waliba Soomaalida loogu geysto Gudaha dalka Koonfur Afrika kaas oo ay walaac ka muujiyeen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories