HomeWararQarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo garaya degmada Dharkeenley ee Gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halka loo yaqaano Ajabka shidaalka ee degmadaas uu ka dhacay qarax Gaari. Qaraxaan ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegeen in uu ahaa mid gaarigiisa loogu xiray Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliiska soomaaliya balse uu ka badbaaday sida uu dalsan u sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo garaya degmada Dharkeenley ee Gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halka loo yaqaano Ajabka shidaalka ee degmadaas uu ka dhacay qarax Gaari.

Qaraxaan ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegeen in uu ahaa mid gaarigiisa loogu xiray Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliiska soomaaliya balse uu ka badbaaday sida uu dalsan u sheegay qof ka mid ah dadka deegaanka ah.

- Advertisement -

“Goobta anaga oo joogna ayaa qarax maqalnay markii aan imaanay,waxaan aragnay gaariga oo burbursan ninkii watay wuu ka dega majirto cid wax ku noqotay xaaladuna iminka waa mid caadi ah ah ayuu yiri goobjoogaha.

Wararka kale ay Dalsan heleyso ayaa waxa ay sheegayaan in Sarkaalka markii uu Gariga ka degay uu ku wareejiyay mid ka mid ah Caruurta Gawaarida Dhaqa si loogu hagaajiyo intas kaibna uu qaraxa dhacay.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa Goobta gaaray mana jirto cid loo qabtay qaraxaas,xaaladuna iminka ay tahay mid sideedii hore ku soo laabatay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts