HomeWararAkhriso:-Qodobada Maanta looga hadli doono kulanka Baarlamaanka Soomaaliya

Akhriso:-Qodobada Maanta looga hadli doono kulanka Baarlamaanka Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga waxa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajednaha Kulanka Maanta ayaa ah ka doodista Miisaaniyada 2018,oo xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta ka doodi doonaan intaasi kadibna ay macquul tahay in ay ansixiyaan. Miisaaniyada dowladda ee 2018 ayaa ka badan tii Sanadkan sii dhamaanaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga waxa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajednaha Kulanka Maanta ayaa ah ka doodista Miisaaniyada 2018,oo xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta ka doodi doonaan intaasi kadibna ay macquul tahay in ay ansixiyaan.

- Advertisement -

Miisaaniyada dowladda ee 2018 ayaa ka badan tii Sanadkan sii dhamaanaya ee 2017 waxaana markii ugu horeysay Miisaaniyada dowladda lagu soo daray Miisaaniyada dhismaha Xarunta Akeedamiyada Fanka iyo Suugaanta.

Mid ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dood kadib ay macquul tahay in Xildhibaanada ay ansixiyaan Miisaaniyada dowladda ee 2018.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts