HomeWararSawirro:-Dab khasaaro geystay oo Caawa ka kacay degmada Cabudwaaq

Sawirro:-Dab khasaaro geystay oo Caawa ka kacay degmada Cabudwaaq

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wararka naga soo gaaraya Caawa degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Kaalin Shidaal oo ku taalla uu debka kacay. In kastoo aan la ogeyn sababta ka dambeysa debkaas,balse waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen ilaa Saddex Ruux. Dadka degmada qaarkood ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in sidoo kale […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Caawa degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Kaalin Shidaal oo ku taalla uu debka kacay.

In kastoo aan la ogeyn sababta ka dambeysa debkaas,balse waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen ilaa Saddex Ruux.

- Advertisement -

Dadka degmada qaarkood ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in sidoo kale uu jiro khasaaro maaliyeed ee uu dhaliyay balse ilaa iyo hadda aysan cadeyn Karin inta uu la egtahay.

Mid ka mid ah Gawaarida deb demiska ayaa Goobta uu debka ka kacay gaaray kaas oo ugu dambeyn demiyay demkii,iyada oo gurmada ay sameynayeen qaar ka mid ah Shacabka ku nool degmada Cabud waaq.

Hoos ka Daawo Sawirrada Debka Caawa ee Cabud Waaq.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories