HomeWararSawirro:-Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo Booqday Ciidamo tababar uga socdo Saldhiga Turkiga ee...

Sawirro:-Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo Booqday Ciidamo tababar uga socdo Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka socdo tababar tayo sare leh oo la siinayo ciidamo gaaraya 400 oo isugu jira Saraakiil, Saraakiil xigeen iyo ciidamo. Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Dowlada Turkiga ee Tababarka bixineyso, isagoo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta booqday Saldhiga Dowlada Turkiga ee Magaalada Muqdisho, halkaas uu ka socdo tababar tayo sare leh oo la siinayo ciidamo gaaraya 400 oo isugu jira Saraakiil, Saraakiil xigeen iyo ciidamo.

Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa kulan la qaatay Saraakiisha Dowlada Turkiga ee Tababarka bixineyso, isagoo ka dhageystay Warbixin ku saabsan habka Tababarka uu socdo.

- Advertisement -

Xuseen Carab Ciise ayaa la hadlay Ciidamada Tababarka uu u socdo, isagoo ku dhiiri galiyay inay ka faa’iideystaan Tababarkan heerkiisu uu sareeyo, maadaama ay yihiin geesiyada difaaci doona dalka, lana dagaalami doono cadowga umadda Soomaaliyeed ee Al shabaab.

Sidoo kale Guddoomiyaha Guddiga Difaaca ayaa kulan gaar ah la qaatay Saraakiil Soomaali oo ka mid ah Macalimiinta bixineysa Tababarka, waxayna warbixin dhinacyo badan taabaneysa ka siiyaan sida tababarka u socdo, dhinkiisa Guddoomiyaha wuxuu u sheegay Saraakiisha in howl wanaagsan ay u hayaan Qaranka Soomaaliya lagana doonayo in ciidamada ay si joogta ugu bogaadiyeen si Wadaniyad iyo dal jaceyl ku jiro inay u qaataan tababarka, isagoo sheegay in tababarka ciidamada la mideyn doono si loo helo ciidamo Tababar isku mid ah qaba..

Guddiga Difaaca Baarlamaanka ayaa gaba gabadii mid mid u kormeeray qeybaha Cuntada, Jiifka, Tababarka iyo Fasalada ay ku wax ku bartaan ciidamada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts