HomeCaalamkaSawirro:-Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo laga soo badbaadiyey Dooni ku degtay...

Sawirro:-Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo laga soo badbaadiyey Dooni ku degtay Xeebaha Libya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

In ka badan 30 Tahriibayaal Afrikaan ah ayaa shalay ku geeriyootay Dooni ku degtay meel ka baxsan Xeebaha Galbeedka Libya. Afhayeenka Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasi, Kolonel Abu Ajila Cabdul-baari ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen 200 oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo ay Doonidii ay ku socdaalayeen kula degtay meel ka baxsan Xeebta Degmadda GARABULLI oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

In ka badan 30 Tahriibayaal Afrikaan ah ayaa shalay ku geeriyootay Dooni ku degtay meel ka baxsan Xeebaha Galbeedka Libya.

Afhayeenka Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasi, Kolonel Abu Ajila Cabdul-baari ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen 200 oo Tahriibayaal ah, kuwaasi oo ay Doonidii ay ku socdaalayeen kula degtay meel ka baxsan Xeebta Degmadda GARABULLI oo 60-KM dhanka Bari kaga toosan magaalladda  Tripoli.

- Advertisement -

 

Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray inay Ilaaladu heleen 30 mayd iyo 60 ka badbnaday Doonida 1-aad ee degtay, halka la soo badbadaaiyey dhamaan 140 Tahriibe ee la socday Doonidii 2-aad ee ay u gurmadaan.
Dhinaca kale, Afhayeenka Ciiddanka Badda Libya, Ayuub Qaasim oo la hadlay Wakaalladda Wararka ee AFP ayaa sheegay in maydadka la helay ay ku jireen 18 haween iyo 3 carruur ah.
Waxa kale oo uu sheegay in weli la la’ yahay 40-Tahriibayaal oo la socday Doonidii ku degtay Xeebaha dalkaasi.
Si kastaba ha ahaatee, Tahriibayaashii shalay la soo badbaadiyey ayaa la sheegay inay ka soo kala jeedaan Tahriibayaasha la soo badbaadiyey waxay ka soo kala jeedaan Somalia, Ghana, Ethiopia, Nigeria iyo 4 u dhalatay Pakistan..

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts