HomeWararDhageyso:-Wadahadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland oo dib u bilaabanaya

Dhageyso:-Wadahadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland oo dib u bilaabanaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa marka hore u habalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi kas oo ka guuleystay laba musharax oo la tartamaeysay. Waxa uu sheegay in Muuse Bixi uu yahay nin aqoon iyo karti leh isla markaana wax badan ka yaqaana xalada dalka Soomaaliya. Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa marka hore u habalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi kas oo ka guuleystay laba musharax oo la tartamaeysay.

Waxa uu sheegay in Muuse Bixi uu yahay nin aqoon iyo karti leh isla markaana wax badan ka yaqaana xalada dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in doorashadii ka dhacday Sooamaliland ay Soomaaliya cashir ka baran karto maadaama ku soo fool leedahay in ay gasho doorasho qof iyo Codkiisa ah.

Sidoo kale waxa uu shegay in guusha Muusa Biixi ay sahli karto in dib loo bilabo Wadahadaladii hore ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland isla markaana ay rajo ka qabaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisil Wasaare ku xigeenka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts