HomeWararDhageyso:-Howlgallo gaar ah oo ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose

Dhageyso:-Howlgallo gaar ah oo ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo waxa ay ka wadaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgalka ka wada Nawaaxiga Degmada Sablaale ee Gobolka Shabellaha Hoose halkas oo ay ku sugan yihiin  Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo waxa ay ka wadaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgalka ka wada Nawaaxiga Degmada Sablaale ee Gobolka Shabellaha Hoose halkas oo ay ku sugan yihiin  Al-Shabaab.

- Advertisement -

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya waxa ay sheegeen in dhawaan Degmada Sablaale ee Gobolka shabellaha Hoose laga Xureynayo Nabadiidka Al-shabaab

Laba Xidigle Ibraahim Aadan Cali Taliyaha Saldhigga Booliska Degmada Baraawe ayaa Idaacada Ciidamada Qalabka Sida u sheegay in Tiro ka Tirsan Al-shabaab lagu dilay Howlgalo Ciidamada Xoogga Dalka ay ka Fuliyeen Shabellaha Hoose

Ibraahim Aadan Cali ayaa ugu dambeytii ka hadlay Xureynta Degmada Sablaale ee Gobolka shabellaha Hoose Halkaasi oo mudo dhowr sano ah ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Taliyaha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts