HomeWararWareysi:-in ka badan 20 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay Shabeelaha Hoose

Wareysi:-in ka badan 20 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qabtay Shabeelaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada Maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka sameynayeen Xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolkaas. Maamulka gobolka Shabeellaha hoose oo ka hadlay howlgalkaas ayaa waxa ay sheegeen in howlgalkaas lagu qabqabtay dad la baadi goobayay oo ka dambeeyay qaraxyo iyo dilal ka dhacay Gudaha degmadaas. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka sameynayeen Xaafado ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolkaas.

Maamulka gobolka Shabeellaha hoose oo ka hadlay howlgalkaas ayaa waxa ay sheegeen in howlgalkaas lagu qabqabtay dad la baadi goobayay oo ka dambeeyay qaraxyo iyo dilal ka dhacay Gudaha degmadaas.

- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasada ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Cali Nuur oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in la qabtay dhowr labaatan Ruux oo ka mid ah Al-Shabaab kuwaas oo baadi goob lagu hayay.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in dadkaas oo ka dambeeyay dilal Odayaal iyo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay u soo gudbiyeen Hay’addaha amniga dalka oo Muqdisho ku sugan.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts