HomeWararWadfi hordhac u ah Safarka Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray degmada Baraawe

Wadfi hordhac u ah Safarka Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray degmada Baraawe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ,maamulka Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose kuwaasi oo horey ugu sugnaa magaaladaasi. Sidoo kale waxaa goor dhow […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor dhow ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha mas’uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ,maamulka Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose kuwaasi oo horey ugu sugnaa magaaladaasi.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa goor dhow Muqdisho ka amba baxday diyaarad  wada Danjirayaasha QM iyo Midowga Africa ee Soomaaliya Micheal Keating iyo Fransisco Madera kuwaasi o ku wajahan magaalada Baraawe.

Arrimaha  safarkooda ayaa la xiriira xoojinta iyo dhiiro gelinta howlgalada ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda Soomaaliya ay Shabaab kaga saarayaan Dalka.

Waxaa sidoo kale lafilayaa in uu halkaasi gaaro maanta wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo raiisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, iyagoo u kuuragalay arrimaha ciidanka iyo bogaadinta howlgaladasi socda.

- Advertisement -

Qaban qabo xoogan ayaa haatan ka soconaysa magaalada Baraawe taasi o lagu soo dhaweynayo mas’uuliyiinta Dowladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts