HomeCaalamkaUgu yaraan 4 qof oo lagu dilay Toogasho ka dhacday Maraykanka

Ugu yaraan 4 qof oo lagu dilay Toogasho ka dhacday Maraykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu toogasho ka geysto dhowr goobood oo ka tirsan Degmadda RAANJOTEHAAMA oo ku taalla Waqooyiga Gobalka Kaliforniya. Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in Toogashadaasi lagu dilay ugu yaraan 3 qof, laguna dhaawacay 10-kale, ka hor intaysan Boliska tooganin Ninkii geystay Weerarkaasi.dhinaca kale, TelefishinkaNBC ayaa baahiyey inay Toogashadaasi salka ku hayso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu toogasho ka geysto dhowr goobood oo ka tirsan Degmadda RAANJOTEHAAMA oo ku taalla Waqooyiga Gobalka Kaliforniya.

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in Toogashadaasi lagu dilay ugu yaraan 3 qof, laguna dhaawacay 10-kale, ka hor intaysan Boliska tooganin Ninkii geystay Weerarkaasi.dhinaca kale, TelefishinkaNBC ayaa baahiyey inay Toogashadaasi salka ku hayso Khilaaf Gudaha, sida ay sheegeen Dadka deriska la ah Dhismayaasha ay toogashadu ka dhacday, ba;se Boliska weli ma xaqiijinin arrintaasi.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts