HomeCaalamkaIGAD oo War ka soo saartay xal u helista Colaadda Magaalada Gaalkacyo

IGAD oo War ka soo saartay xal u helista Colaadda Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

War-saxaafadeedka IGAD waxaa lagu sheegay in loo baahan yahay in loo istaago Xalinta Khilaafka Maamuladda Galmudug iyo Puntland ee ku aadan Dagaalladda soo noqnoqday ee ka dhaca magaallodda Gaalkacyo ee Gobalka Mudug. IGAD waxay sheegay inay ka go’an tahay inay kala shaqeeyaan DFS iyo Maamul-gobaleedyadda Galmudug iyo Puntland sidii Xal Kama-dambays ah loogu heli lahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-saxaafadeedka IGAD waxaa lagu sheegay in loo baahan yahay in loo istaago Xalinta Khilaafka Maamuladda Galmudug iyo Puntland ee ku aadan Dagaalladda soo noqnoqday ee ka dhaca magaallodda Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

IGAD waxay sheegay inay ka go’an tahay inay kala shaqeeyaan DFS iyo Maamul-gobaleedyadda Galmudug iyo Puntland sidii Xal Kama-dambays ah loogu heli lahaa Colaadda muddada dheer ka taagan Gaalkacyo oo salka ku haya Gacan-ku-haynta Maamulka ee magaalladdaas oo haatan u kala qeybsan 2 dhinac oo ay kala maamulaan Galmudug iyo Puntland.
Urur-gobaleedka IGAD waxay ugu baaqeen Maamuladda Puntland iyo Galmudug inay si firfircoon u taageeraan Nabadeynta Bulshadda iyo dadaalka ka soo baxay Dhismaha Nabadda Gaalkacyo.

- Advertisement -

Urur-gobaleedka IGAD waxay sheegeen inay ka go’an tahay inay taageeraan DFS iyo awoodaheeda ku aadan Dhismaha Nabadda, Ammaanka iyo Deganaanshaha Somalia.

War-saxaafadeedka Urur-gobaleedka IGAD ayaa la soo saaray kadib, markii uu Wakiilka IGAD ugu qaabilsan Arrimaha Somalia kulan uu isugu keenay dhamaan Guddoomiyayaasha Goballadda iyo Maayarada Magaallooyinka Maamuladda Galmudug iyo Puntlan.

Kulankaasi oo socday muddo 2 maalmood waxay Mas’uuliyiintaasi kaga wada xaajoodeen Qorshaha Tubta Nabadda ee Nabad waarta looga dhalin lahaa magaalladda Kala-qeybsan ee Gaalkacyo.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Heshiis Xabbad-joojin oo ay Madaxweynihii hore ee Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed iyo Mdaaxweynaha Puntland, C/weli Gaas kala saxiixdeen bishii Janaayo ee sannadkii hore ayaa burburay bishii October ee isla sannadkii 2016-kii.

Dagaalkaasi ka dhacay Gaalkacyo waxaa lagu dilay in ka badan 50-qof oo ay ku jireen dad rayid ahaa, waxaana ku barakacay in ka badan 900,000 oo qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts