HomeCaalamkaMadaxweynaha Zimbabwe iyo Xaaskiisa oo la xiray

Madaxweynaha Zimbabwe iyo Xaaskiisa oo la xiray

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Saraakiisha Milliteri ee saakayto la wareegay Talada Dalkaasi ayaa shaaciyey inay su’aalo weydiinayaan Madaxweynaha dalkaasi Robert Mugabe iyo Xaaskiisa Gareesa Mugaabe.

Afhayeen u hadlay Milliteriga la wareegay Talada dalkaasi ayaa sheegay inay Madaxweynaha iyo Xaakiisa ku hayaan meel Ammaan ah, isla markaana ay baaritaano ku hayaan.

- Advertisement -

Ma kala cadda halka lagu hayo Madaxweyne Mugaabe oo 93-jir ah iyo Xaaskiisa, inkastoo ay Milliteriga sheegeen inay ballan qaadeen Ammaankooda.

Dhinaca kale, Afhayeenka u hadlay Milliteriga Zimbabwe ayaa sheegay inay wadaan Hawlgal ay ku soo qabanayaan Kooxaha Dembiilayaasha ee ku hareeraysan Madaxweyne Mugaabe.

Waa markii ugu horreysay oo ay Milliteriga ka hor yimaadaan Madaxweyne Robert Mugaabe oo Talada dalkaasi hayey tan iyo Xorriyaddii dalka Zimbabwe ee sannadkii 1980-kii.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories