HomeWararAKhriso:-Wararkii u dambeeyay ee Magacaabista Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle

AKhriso:-Wararkii u dambeeyay ee Magacaabista Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxa haatan ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee ku aadan soo Magacaabista golaha Wasiirada Maamulkaas. Madaxweyne Waare oo Maalin ka hor dib ugu laabtay Jowhar ayaa Saacadihii la soo dhaafay ku jiray wadatashiyo uu la sameynayay Odayaasha iyo Siyaasiyiinta deegaanada Hir-Shabeelle si uu u soo Magacaabo Golihiisa Wasiirada. […]

- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxa haatan ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee ku aadan soo Magacaabista golaha Wasiirada Maamulkaas.

Madaxweyne Waare oo Maalin ka hor dib ugu laabtay Jowhar ayaa Saacadihii la soo dhaafay ku jiray wadatashiyo uu la sameynayay Odayaasha iyo Siyaasiyiinta deegaanada Hir-Shabeelle si uu u soo Magacaabo Golihiisa Wasiirada.

- Advertisement -

Maxamed Cabdi Waare oo Jowhar lagu doortay 16,kii Bishii September ee Sanadkaan ayaa Xildhibaanada hir-Shabeelle waxa ay ugu dareen waqti dheeri ah kadib markii uu ka dalbaday in ay fursad u siiyan Magacaabistas.

Xogta ay Dalsan heleyso ayaa waxa ay sheegayaan in ay macquul tahay ay Wasiiradaas ka koobnaadaan ilaa 54, isla markaana ay qaarkood ka soo dhex muuqan doonaan Wasiiradii hore xiligii Cosoble.

Xarunta Madaxtooyada Hir-Shabeelle ee Jowhar ayaa laga dareemayaa qul qulka dadka doonaya in ay ka mid noqdaan Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories