HomeWararDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Waa isku mid Siyaasiyiinta dhaliilaya dowladda iyo Al-Shabaab”

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Waa isku mid Siyaasiyiinta dhaliilaya dowladda iyo Al-Shabaab”

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa marka hore sheegay in ay muhim tahay in aan dhex dhexaad laga noqon dagaalka ka dhanka ah Shabaab ee dalka ka bilaabanaya. Isaga oo ka qeyb galayay kulanka ay haweenka taageerayeen howgalka ciidamada dowladda Soomaaliya oo qorshuhu yahay in uu Soomaaliya ka bilaawdo ayuu hadalkaas sheegay. “In lagu […]

- Advertisement -

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa marka hore sheegay in ay muhim tahay in aan dhex dhexaad laga noqon dagaalka ka dhanka ah Shabaab ee dalka ka bilaabanaya.

Isaga oo ka qeyb galayay kulanka ay haweenka taageerayeen howgalka ciidamada dowladda Soomaaliya oo qorshuhu yahay in uu Soomaaliya ka bilaawdo ayuu hadalkaas sheegay.

- Advertisement -

“In lagu ciyaaro sharafta dadka Soomaaliyeed ma dhex dhexd bad ka noqoneysaan, in uu Shabaab nagu dhex noolaado ma dhex dhexad baad ka noqoneysan, in hooyooyinkeena la laayo ma dhex dhexad baad ka noqoneysaa waa in aad ka soo baxdaan guryaha oo aad dagaalka ka qeyb gashaan si caruurteena ay Sharaf ugu noolaadaan ayuu yiri Kheyre”

Isaga oo sii hadlayay ayaa waxa uu sheegay in dadka dowlad diidka h iyo Al-Shabaab ay isku mid yihiin oo uu ula jeeday Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories