HomeWararDhageyso:-Ciidanka Galmudug oo qabtay Nin Haweeney 70 jir ah Gurigeeda ku dhex...

Dhageyso:-Ciidanka Galmudug oo qabtay Nin Haweeney 70 jir ah Gurigeeda ku dhex dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shaqsi la sheegay in uu ku hubeysnaa Toorey ayaa Haweeneey waxa uu ku dilay deegaanka Bitaale ee Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee Mamulka Galmudug. Macada sababta uu u dilay Haweeneyda  Allaha u naxariistee oo lagu Magacaabi jiray Booto Faarax Cabdi Shaqsiga watay tooreyda. Cali Faarax Cabdi oo la dhashay Haweeneyda la dilay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shaqsi la sheegay in uu ku hubeysnaa Toorey ayaa Haweeneey waxa uu ku dilay deegaanka Bitaale ee Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ee Mamulka Galmudug.

Macada sababta uu u dilay Haweeneyda  Allaha u naxariistee oo lagu Magacaabi jiray Booto Faarax Cabdi Shaqsiga watay tooreyda.

- Advertisement -

Cali Faarax Cabdi oo la dhashay Haweeneyda la dilay oo sigaar ah ula hadlay Dalsan ayaa sheegay in Walaashiis Gurigeeda loogu tegay laguna dhex dilay halkiina ay ku geeriyootay.

Waxa uu sheegay in ilaa iyo hadda aan la ogeyn sababta uu u dilay Ninkaas iyada oo iska aheyd qof Guri joogta ah da’deeduna aheyd 70 jir.

Mar aan weeydiinay Su’aal aheyd in Shaqsigaas uu xoogaa xanuunsanayay ayaa waxa uu sheegay in haba yaraatee uusan qabin wax xanuun ah isla markaana uu ahaa qof caafimadqabay.

- Advertisement -

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in Ninkii dilkaasi ka dambeeyay Gacanta lagu dhigay sidaasna Walaashiis lagu aasay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Cali Faarax Cabdi oo u Waramay Wariye Cabdu qaadir Jakaarta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts