HomeWararAkhriso:-Qodobada Maanta looga hadli doono Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya

Akhriso:-Qodobada Maanta looga hadli doono Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah u Codeynta Xisaab Xirka 2015/2016. Iyo sidoo kale u  Codeynta Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxa-banaan ee la Dagaaalanka Musuqmaasuqa. Xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa lagu wargeliyay xalay in ay kulanka […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah u Codeynta Xisaab Xirka 2015/2016. Iyo sidoo kale u  Codeynta Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga Madaxa-banaan ee la Dagaaalanka Musuqmaasuqa.

- Advertisement -

Xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa lagu wargeliyay xalay in ay kulanka Baarlamaanka ka soo qeyb galaan si kooramka uu u buuxsamo.

Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa aad loo adkeeyay,waxana lagu  arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo amniga xaqiijinaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories