HomeWararDEG DEG:-Haweeney lagu dilay qeybo ka mid ah Gobolka Mudug

DEG DEG:-Haweeney lagu dilay qeybo ka mid ah Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

War Goordhow naga soo gaaray Gobolka Mudug ayaa waxa uu sheegayaa in gelinkii dambe ee Maanta Haweeney lagu dilay deegaan duuleedka ka ah Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug. Nin ku hubeysnaa Tooreey ama Mindi ayaa la sheegay in haweeneydan uu Gurigooda oo ku yaalla deegaanka Bitaale ugu tegay isla markaana halkaas uu ku tooreeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow naga soo gaaray Gobolka Mudug ayaa waxa uu sheegayaa in gelinkii dambe ee Maanta Haweeney lagu dilay deegaan duuleedka ka ah Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.

Nin ku hubeysnaa Tooreey ama Mindi ayaa la sheegay in haweeneydan uu Gurigooda oo ku yaalla deegaanka Bitaale ugu tegay isla markaana halkaas uu ku tooreeyay sidaasna ay ku geeriyooday sida uu Dalsan u sheegay qof ka mid ah dadka deegaanka.

- Advertisement -

Weli lama garan waxa uu ahaa Shaqsiga tooreyda Haweeneyda oo lagu Magacabi jiray Booto Faarax Cabdi  ku dilay,waxana dadka deegaanka ay sheegeen in uu ahaa qof Caafimad qaba oo aan xanuunsaneyn.

Wixii ku soo kordha dilka Haweeneydaas kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts