HomeWararWaa sidee deegaanadii lagu dagaalamay ee duleedka Balcad?

Waa sidee deegaanadii lagu dagaalamay ee duleedka Balcad?

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Xaalada deganaansho ah ayaa sakay laga dareemayaa deegaanada duleedka ka ah degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo shalay Gelinkii dambe ay ku wada dagaalameen ciidamada Dowladda Sooamaliya iyo kuwa Shabaab oo weerar ku soo qaaday. Al-Shabaab ayaa Jimcihii shalay sheegtay in ay la wareegeen Gacan ku heynta deegaanaada Daniga Baaloow iyo Basra ee […]

- Advertisement -

Xaalada deganaansho ah ayaa sakay laga dareemayaa deegaanada duleedka ka ah degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo shalay Gelinkii dambe ay ku wada dagaalameen ciidamada Dowladda Sooamaliya iyo kuwa Shabaab oo weerar ku soo qaaday.

Al-Shabaab ayaa Jimcihii shalay sheegtay in ay la wareegeen Gacan ku heynta deegaanaada Daniga Baaloow iyo Basra ee duleedka Balcad halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo horay ula wareegay.

- Advertisement -

Wararka ay Dalsan ay heleyso ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ka tirsan Milateriga Soomaaliya ay isaga soo baxeen deegaanadaas isla markaana ay ku sugan yihiin Gudaha degmada Balcad wallow arrintaasi ay beeniyeen taliska xoogga dalka Soomaaliya.

Dadka deegaanka Balcad qaarkood ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in ay arkeen ciidmada dowladda oo ku soo qul qulaya degmada Balcad balse aan haatan soconin wax dagaal ah oo deegaanadaas ka socda.

Taliska Xoogga dalka ayaa iyana dhankooda weli ku adkeysanaya in ay ka Go’an tahay la wareegitaanka deegaanada ay Shabaab kaga sugan yihiin Shabellaha Dhexe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories