HomeWararDhaq dhaqaaq Ciidan oo Maanta laga dareemayo Shabeellaha Dhexe

Dhaq dhaqaaq Ciidan oo Maanta laga dareemayo Shabeellaha Dhexe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka Radio Dalsan ka soo gaaraya duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in saakay dhaq dhaqaaq Ciidan laga dareemayo halkaas. Deegaanada Basra iyo Daniga Baaloow ayaa waxaa fariisin ku leh ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya kuwaas oo maalma ka hor kala wareegay Al-Shabaab oo bilihii u dambeysay dhaq dhaqaaqyo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Radio Dalsan ka soo gaaraya duleedka degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in saakay dhaq dhaqaaq Ciidan laga dareemayo halkaas.

Deegaanada Basra iyo Daniga Baaloow ayaa waxaa fariisin ku leh ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya kuwaas oo maalma ka hor kala wareegay Al-Shabaab oo bilihii u dambeysay dhaq dhaqaaqyo ka waday.

- Advertisement -

Shalay Gelinkii dambe ayay deegaankaas weerar ku soo qaadeen Al-Shabaab, waxana halkaasi ka dhacay dagaal mudo socday balse aan weli la shaacin khasaaraha ka dhashay.

Wararka aan Maanta ka heleyno ayaa waxa ay sheegaayan in Ciidamada dowladda ee ku sugan deeganada Basra iyo Daniga Baaloow ay wadaan howlgallo ku aadan sidi ay u ogaan lahaayeen Goobtii shalay laga soo weeraray sida ay Dalsan u sheegeen Saraakiil ka tirsan ciidamadaas.

Abaan Duulaha Ciidamada xoogga dalka Soomaliya Cabdullaahi Cali Caanood ayaa dhawaan sheegay in ay ka Go’an tahay in ay Al-Shabaab ka saaraan deegaanada ay kaga sugan yihiin Shabeellaha Dhexe

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts