HomeWararDhageyso:-Darawalada Gaadiidka Shabeellaha Dhexe oo Shaqa joojin sameeyay

Dhageyso:-Darawalada Gaadiidka Shabeellaha Dhexe oo Shaqa joojin sameeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa haatan soo baxaya Cabashada ka imaaneysa qaar ka mid ah Darawalada Gaadiidka ka dhex Shaqeeya Gobolka Shabeellaha Dhexe kuwaas oo ka cabanaya Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya. Mid ka mid ah Darawaladaas oo la soo xiriiray Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in xiligii hore Goobo qaar looga qaadi jiray lacagta gaar ahaan Wadada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa haatan soo baxaya Cabashada ka imaaneysa qaar ka mid ah Darawalada Gaadiidka ka dhex Shaqeeya Gobolka Shabeellaha Dhexe kuwaas oo ka cabanaya Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya.

Mid ka mid ah Darawaladaas oo la soo xiriiray Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in xiligii hore Goobo qaar looga qaadi jiray lacagta gaar ahaan Wadada u dhaxeysa deegaanka Qalimow ilaa Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in haatan halka loo yaqaano Ceelka Geeloow iyo lambar 20, ay haatan dhibaato adag ka taagan tahay isla markaana Goobaha qaar Boono ay ka goystaan halka meelaha kale aan lagu mari Karin lagana rabo lacago kale.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in ay la xiriireen Maamulka degmada Balcad balse ay u sheegeen in ciidamo Milateri ah ay dul saaran yihiin kuwaas oo dhibaatada wada balse uusan waxba noo qaban Maamulka Sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka kale wax uu sheegay in ay u tageen Saraakiisha Ciidamada Milateriga ay Koontoroolada jooga balse aysan ka helin hadal fiican sidaas daraadeedana ay Go’aansadeen in ay Shaqada Joojiyaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wresyiga Darawalka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts