HomeWararDhageyso:-Qodobadii ka soo baxay Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya (Warbixin)

Dhageyso:-Qodobadii ka soo baxay Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya (Warbixin)

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya. Ajendaha kulanka Maanta ayaa ahaa Akhrinta Koowaad ee Hindise Sharciyeedka tirakoobka Qaranka waxaana Baarlamaanka hortegay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Marka hore Jamaal Maxamed Xuseen Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ahaa Akhrinta Koowaad ee Hindise Sharciyeedka tirakoobka Qaranka waxaana Baarlamaanka hortegay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Marka hore Jamaal Maxamed Xuseen Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ayaa xildhibaanada ka hor akhriyay hindise Sharciyeedka tirakoobka Qaranka waxana uuna sheegay in  sharcigaan uu awood u leeyahay soo aruurinta keydinta falaqeynta iyo  daabacaada macluumaadka xogta dhaqaalaha Bulshada iyo tirakoobka dadka Wadanka ku nool.

Dhanka kale Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa aragtiyo kala duwan  dhiibtay Sharciga tirakoobka Qaranka.

Sikastaba Baarlamaanka Soomaaliya ayaa weli waxaa horyaalla Sharciyo dhowr ah kuwaas oo u baahan kadib doodis in la meel mariyo halka ay kuwo kale horay u meel mariyeen oo uu ugu weeynaa Sharciga Isgaarsiinta dalka.

- Advertisement -

Qoraa Cabduqaadir Jakaarta

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta kulanka Baarlamaanka iyo Wariye Farxiyo Muraad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts