HomeWararSawirro:-Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Muqdisho

Sawirro:-Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Magaalada Muqdisho waxaa Goordhow soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug balse lagu muransan yahay xilkiisa kaas oo ka yimid Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ee Maamulka Galmudug. Wafdiga Xaaf oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug,waxaana Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ku soo dhaweeyay Masuuliyiin uu ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho waxaa Goordhow soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug balse lagu muransan yahay xilkiisa kaas oo ka yimid Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ee Maamulka Galmudug.

Wafdiga Xaaf oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug,waxaana Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ku soo dhaweeyay Masuuliyiin uu ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Madaxweyne Xaaf, ayaa Muqdisho Maanta uga qeybgeli doona shirka Madaxda dowlad Goboleedyada iyo dowladda Federaalka oo Maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories