HomeWararGudoomiyaha degmada Cadale oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Gobalka Sh/dhexe

Gudoomiyaha degmada Cadale oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Gobalka Sh/dhexe

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Gobalka Sh/dhexe wararka ka mimaanaya waxa ay sheegayaan in Qarax la dhaawacay Gudoomiyha degmada Cadale ee Gobalka Sh/dhexe xili uu ku jiray Safar dhulka ah. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxa la sheegay in uu qabsaday Gaariga Gudoomiyha Cadale Maxamed Muuse,Waxaana xiligaas uu ku socdaalayay Wadada xiriirisa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee […]

- Advertisement -

Gobalka Sh/dhexe wararka ka mimaanaya waxa ay sheegayaan in Qarax la dhaawacay Gudoomiyha degmada Cadale ee Gobalka Sh/dhexe xili uu ku jiray Safar dhulka ah.

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa waxa la sheegay in uu qabsaday Gaariga Gudoomiyha Cadale Maxamed Muuse,Waxaana xiligaas uu ku socdaalayay Wadada xiriirisa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee isla gobalka.

- Advertisement -

Ilo xog ogaal ah ayaa Dalsan u sheegay in dhaawaca gudoomiyaha la geeyay Isbitaalka magaalada Jowhar ee gobalka Sh/dhexe halkaas oo lagu dabiibayo isaga iyo qaar ka mida Ilaaladiisa oo la dhaawacmay.

Weerarada loo adeegsado qaraxyada dhulka lagu aaso ayaa ku soo laab laabtay gobalka Sh/dhexe gaar ahaan wadada xiriirisa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobalka Sh/dhexe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories