HomeCaalamkaRa’iisul Wasaare Kheyre oo Maanta la kulmi doona dhigiisa dalka Turkiga

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Maanta la kulmi doona dhigiisa dalka Turkiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’isul-wasaaraha Xukuumadad Federalka Somalia, Xasan Cali Kheyra oo maalintiisa 2-aad booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa la filayaa inuu maanta la kulmo dhigiisa dalkaasi, Ben Ali Yildirim. Qoraal uu Ra’isul-wasaare Kheyre soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay inuu maanta la kulmi doona Ben Ali Yildirim, kana wada hadli doonaan qaababka loo xoojinayo xiriirka Somalia […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Xukuumadad Federalka Somalia, Xasan Cali Kheyra oo maalintiisa 2-aad booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa la filayaa inuu maanta la kulmo dhigiisa dalkaasi, Ben Ali Yildirim.

Qoraal uu Ra’isul-wasaare Kheyre soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay inuu maanta la kulmi doona Ben Ali Yildirim, kana wada hadli doonaan qaababka loo xoojinayo xiriirka Somalia iyo Turkiga iyo sidii ay Dawlada Turkigu uga qeyb qaadan lahayd horumarka Soomaaliya ka socda iyo La-dagaalanka Alshabaab.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaare Kheyre waxa u qorsheysan inuu booqdo Isbitaalladda ay ku jiraan  dadkii ku dhaawacmay Qarixii bishan 14-dii ka dhacay Isgoyska Zoope ee maagalladda Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts