HomeCaalamkaDowladda Masar oo cambaaraysay weerarkii shalay lagu dilay Askar ka tirsan Hawlgalka...

Dowladda Masar oo cambaaraysay weerarkii shalay lagu dilay Askar ka tirsan Hawlgalka AMISOM

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Dowladda iyoShacabka Masaarida garab taagan yihiin DFS sidii lagu soo celin lahaa Deganaanshaha iyo Nabadda Somalia. War-saxaafadeedka waxaa kaloo lagu sheegay inaysabn weeraradda iyo qaraxyadda wax u dhimi doonin dadaalka dadaalka ay dadka Soomaalida ugu jiraan dib-u-dhiska Hay’addaha Ammaanka, soo-celinta Nabadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Dowladda iyoShacabka Masaarida garab taagan yihiin DFS sidii lagu soo celin lahaa Deganaanshaha iyo Nabadda Somalia.

War-saxaafadeedka waxaa kaloo lagu sheegay inaysabn weeraradda iyo qaraxyadda wax u dhimi doonin dadaalka dadaalka ay dadka Soomaalida ugu jiraan dib-u-dhiska Hay’addaha Ammaanka, soo-celinta Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

- Advertisement -

Dowladda Masar waxay kaloo sheegtay inay bogaadinayaan dadaalka Ciiddanka Hawlgalka AMISOM ka wadaan gudaha Somalia, waa sida hadalka loo yiri.

Dhinaca kale, Wargeyska Asharq Awsad ee ka soo baxa magaalladda London ayaa qoray in Qarixii iyo Weerarkii shalay lala beegsaday Ciiddan ka tirsan Hawlgalka AMISOM lagu dilay 3 ka tirsan  AMISOM iyo dhowr qof oo rayid ahaa.

Afhayeenka AMISOM,  Wilson Rono  oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA ayaa sheegay inay dad rayid ah ku geeriyoodeen Iska horimaadkii shalay AMISOM iyo Alshabaab ku dhex maray inta u dhexeysa Deegaanadda Carbiska iyo Lafoole ee duleedka Muqdisho.

- Advertisement -

Ilo madaxa bannaan ayaa sheegay in iska horimaadkaasi lagu dilay 3 Askari oo ka tirsan Hawlgalka AMISOM iyo  2 Macalim iyo  dhowr Arday iyo qof Oday ahaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts