HomeWararBooliiska Soomaaliland oo xabsiga dhigay Nin u dhashay dalka Shiinaha

Booliiska Soomaaliland oo xabsiga dhigay Nin u dhashay dalka Shiinaha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Booliiska Maamulka Soomaaliland gaar ahaan kuwa dembi barista ayaa waxa ay Gacanta ku dhigeen Nin u dhashay dalka Shiinaha oo ay ku eedeeyeen in uu sameyn jiray lacag Faalsa ah. Howlgal ay ka sameeyeen Gudaha Magaalada Hargeysa ayaa ciidamadu qabteen Ninkan oo Saraakiishu ay ku edeeyeen in uu farsameynayay Lacag dollar ah oo been […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Booliiska Maamulka Soomaaliland gaar ahaan kuwa dembi barista ayaa waxa ay Gacanta ku dhigeen Nin u dhashay dalka Shiinaha oo ay ku eedeeyeen in uu sameyn jiray lacag Faalsa ah.

Howlgal ay ka sameeyeen Gudaha Magaalada Hargeysa ayaa ciidamadu qabteen Ninkan oo Saraakiishu ay ku edeeyeen in uu farsameynayay Lacag dollar ah oo been abuur ah, isla markaana Saacadihii u dambeeyay uu sameeyay lacag dhan  40,000$ (Afartan Kun Oo Dollar).

- Advertisement -

Mid ka mid ah Hoteelada Magaalada Hargeysa ayaa la shaaciyay in uu ninkaan deganaa,waxaan sidoo kale ay Ciidamadu qabteen dhamaan Shaqaalihii Hotelka kuwaas oo ciidamada ku soo wargeliyay in Ninkaan uu daabacayo lacago dollar faalso ah si uu dadka ugu dhaco.

Soomaaliland deegaanadeeda ayaa waxaa ku sugan dad badan oo Ajaanib ah kuwaas oo ka Shaqeeya Shirkado halkaasi ku yaalla halka Shirkado kale ay iyaga leeyihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts