HomeWararDhageyso:-Khasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Duleedka Degmada Afgooye

Dhageyso:-Khasaaro ka dhashay dagaal ka dhacay Duleedka Degmada Afgooye

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab oo weerar ku soo qaaday fariisimo Ciidamada Dowlada ay ku leeyihiin deegaanka Cadow Dibille oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa la tilmaamayaa in dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Al-shabaab oo dagaalka ka hadashay ayaa […]

- Advertisement -

Dagaalka ayaa u dhaxeeyay Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab oo weerar ku soo qaaday fariisimo Ciidamada Dowlada ay ku leeyihiin deegaanka Cadow Dibille oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Waxaa la tilmaamayaa in dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

- Advertisement -

Al-shabaab oo dagaalka ka hadashay ayaa sheegtay in dagaalka  ay qaadeen Ciidamadooda Qasaarana ay ku gaarsiyeen sida ay sheegeen isbaaro Ciidamada Dowlada u tiilay deegaanka Cadow Dibille  oo dadka shacabka lagu dhibateynayay sida ay hadalka u dhigeen.

Lama Xaqiiji karo Qasaaraha rasmiga ee soo kala gaaray dhinac yadii halkaa ku dagaalamay, walina Dowlada Soomaliya kama aysan hadlin dagaalka maanta ka dhacay Gobolka Shabeelaha Hoose iyadoo maalmihii dambe Gobolka uu ka jiray dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab oo weeraro ku soo qaaday.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta uu Afgooye ka soo diray Wariyaheena Maxamed Cusmaan Ma’da.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories