HomeWararSawirro:-Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne oo Maalintii labaad xiran

Sawirro:-Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne oo Maalintii labaad xiran

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Maalintii labaad Xiran Garoonka Diyaaradaha ugu weyn Gobolka Hiiraan ee k u yaalla Magaalad Baladweyne ee Xarunta Gobolkaas. Xeritaanka Garoonka Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ayaa loo sababeynayaa in ay biyo farabadan fariisteen Garoonka ka dib markii Magaalada Baladweyne uu ka Da’ay Roobkii Guga sida ay Dalsan u xaqiijiyeen Bulshada ku nool Baladweyne. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maalintii labaad Xiran Garoonka Diyaaradaha ugu weyn Gobolka Hiiraan ee k u yaalla Magaalad Baladweyne ee Xarunta Gobolkaas.

Xeritaanka Garoonka Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ayaa loo sababeynayaa in ay biyo farabadan fariisteen Garoonka ka dib markii Magaalada Baladweyne uu ka Da’ay Roobkii Guga sida ay Dalsan u xaqiijiyeen Bulshada ku nool Baladweyne.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in uu u baahan yahay dayactir lagu sameeyo iyo in loo furo wadooyinka soo gala Garoonka ay xireen Biyaha Roobka.

Bulshada Baladweyne ayaa waxa ay sidoo kale sheegeen in dhamaan Albaabada la iskugu dhuftay Xafiisyada Diyaaradaha Magaalada Baladweyne ay ku leeyihiin maadaama Garoonka uusan Shaqeyneynin.

Ugu dambeyn waxaa la sheegay in qofkii raba Baladweyne uu Diyaarada uga soo degayo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ugu dambeyna uu Gaari ka soo raacayo si uu ku soo galo Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts