HomeWararHowlgallo Maanta ka socda Xaafado ka tirsan Magaalada Boosaaso

Howlgallo Maanta ka socda Xaafado ka tirsan Magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Ciidamada Maamulka Puntland ayaa Maanta waxa ay howlgal ka wadaan Xafado ka tirsan Gudaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Howlgaladaan ayaa Saraakiishu ku sheegeen mid amniga lagu xaqiijinayo kadib markii shalay Boosaaso ay ka dhaceen laba qarax oo uu mid ka mid ah ahaa Ismiidaamin.

Qof ka mid ah Shacabka ku nool Magaalada Boosaaso ayaa Dalsan u sheegay in saakay ay ku waabariisteen Ciidamo farabadan oo taagan Albaabka hore ee guryahooda iyo goobahaooda Ganacsi kuwaas oo baaritaano ku haya.

Ciidamada ayaa la sheegay in ay Guri Guri u baaraayan Xaafadaha Magaalada Boosaaso, waxaana sidoo kale xiran goobaha ka agdhaw saldhiga Bartmaha halkaas oo ah goobtii uu shalay qaraxa ka dhacay.

Ciidamada ayaa la soo sheegayaa in ay ku qabqabteen dad Dhalinyaro u badan wallow badankood ay markii dambe siidaayeen.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska Puntland oo aan qadka taleefoonka kula xiriirnay ayaa waxa ay inoo sheegeen in Saacadaha soo socda ay faah faahin doonaan ujeedka howlgalka iyo waxyaabihii ay ku soo qabteen.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories