HomeCaalamkaMaraykanka iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay Ammaanka Somalia

Maraykanka iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay Ammaanka Somalia

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Danjiraha Maraykanka u joogta Xarunta QM, Nikki Haley iyo Madaxda Ururka Midowga Afrika iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia waxay shalay Kulan wadajir ah ku yeesheen magaalladda Addis Abeba. Kulankaasi ayaa la sheegay in looga wada hadlay Xaalladda Ammaanka ee Geeska Afrika, gaar ahaan Somalia. Danjiraha Maraykanka u joogta QM oo ka hadashay Shir Jaraa’id oo ay iyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha Maraykanka u joogta Xarunta QM, Nikki Haley iyo Madaxda Ururka Midowga Afrika iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia waxay shalay Kulan wadajir ah ku yeesheen magaalladda Addis Abeba.

Kulankaasi ayaa la sheegay in looga wada hadlay Xaalladda Ammaanka ee Geeska Afrika, gaar ahaan Somalia.

- Advertisement -

Danjiraha Maraykanka u joogta QM oo ka hadashay Shir Jaraa’id oo ay iyada iyo Madaxa Siyaasadda ee Ururka Midowga Afrika, Minata Samate ku qabteen Xarunta Dhexe ee AU-da ayaa sheegtay in Danaha Maraykanka ku xiran tahay inay si wadajir ah ugala shaqeeyaan Midowga Afrika iyo Urur-gobaleedka IGAD sidii xal loogu heli lahaa Somalia.

Dhinaca kale, Wakaalladda Wararka Ethiopia ee ENA ayaa sheegtay inay Nikki Haley iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia ka wada hadleen qoddobo ay ka mid ahaayeen Dadaalka Nabad-ilaaliyayaasha ugu jiraan sidii nabad loogu soo dabaali lahaa dalalka Somalia, Koonfurta Suudaan iyo guud ahaan Mandiqadda Geeska Afrika.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts