HomeCaalamkaDuqa Caasimadda Turkiga oo is-casilay

Duqa Caasimadda Turkiga oo is-casilay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Maayarka magaalladda Ankara, Meliix Gokjek ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi oo uu hayey muddo 23-sannadood, isagoo  ka mid ahaa 3 Duq magaallo oo uu Madaxweyne Erdogan ku amray inay ka degaan Xilalkii ay hayaan. Duqa magaalladda Ankara, waxa uu Bartiisa Twiyyerka ku sheegay Inuu iska casilayo Golaha Dowladda Hoose ee magaalladda weyn ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maayarka magaalladda Ankara, Meliix Gokjek ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi oo uu hayey muddo 23-sannadood, isagoo  ka mid ahaa 3 Duq magaallo oo uu Madaxweyne Erdogan ku amray inay ka degaan Xilalkii ay hayaan.

Duqa magaalladda Ankara, waxa uu Bartiisa Twiyyerka ku sheegay Inuu iska casilayo Golaha Dowladda Hoose ee magaalladda weyn ee Ankara.

- Advertisement -

Sidoo kale, Maayarka magaalladda Bursa ee W/galbeed ee Turkiga, Rajab Aleepe ayaa isagana ku dhawaaqay inuu xilka ka degay, balse, Edip Ugur oo ah Duqa magaalladda Balikesir ayaan weli ku dhawaaqin inuu iska casilay Xilkaasi.

Madaxweynaha  Turkiga waxa uu bishan 19-dii sheegay inuu doonaya inuu Isbedel ku sameeyo Xisbigiisa Caddaaladda iyo Horumarinta (AK Party) ee haya Talada dalkaasi, si ay ugu diyaar garoobaan Doorashadda dhici doonta 2-sanno kadib.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts