HomeCaalamkaC/raxmaan Caynte Safiirkii Soomaaliya ee Ingiriiska oo is casilay

C/raxmaan Caynte Safiirkii Soomaaliya ee Ingiriiska oo is casilay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Radio Dalsan ayaa ogaatay in Ceynte uu iska casilay Xilkaas waxa uuna warqaddiisa iscasilaadda u diray Wasaaradda arrimaha Dibadda, Xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo Kan Madaxweynaha. Sababta uu uga tagay xilkiisa ayuu ku sheegay arrin isaga gaar u ah mana jirto faahfaahin intaas ka badan oo uu bixiyey Wasiir Caynte. C/raxmaan Caynte oo horey usoo noqday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Radio Dalsan ayaa ogaatay in Ceynte uu iska casilay Xilkaas waxa uuna warqaddiisa iscasilaadda u diray Wasaaradda arrimaha Dibadda, Xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo Kan Madaxweynaha.

Sababta uu uga tagay xilkiisa ayuu ku sheegay arrin isaga gaar u ah mana jirto faahfaahin intaas ka badan oo uu bixiyey Wasiir Caynte.

- Advertisement -

C/raxmaan Caynte oo horey usoo noqday Wasiirkii Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Soomaaliya ayaa Bishii June ee sanadkan Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu u magacaabay Safiirka Soomaaliya ee UK.

Magacaabistaas sidoo kale waxaa kula lammaanaa Jaamac Caydiid Safiirka Turkiga iyo Abuukar Daahir Cusmaan (Baalle) oo ah wakiilka QM ee Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts