HomeWararDhageyso:-Banaanbaxyo Waaweyn oo weli ka socda Muqdisho+Sawirro

Dhageyso:-Banaanbaxyo Waaweyn oo weli ka socda Muqdisho+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maanta Muqdisho waa ay ka duwan tahay Maalmihii la soo dhaafay waxaa inta badan xiran Goobaha Ganacsiga iyo Wadooyinka qaar, waayo waxaa ka jira Dibadbaxyo Waaweyn kuwaas oo Magaalada laga dareemay. Boqolaal ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa isugu soo baxay Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada kuwaas oo aad uga xun falkii lagu xasuuqay Boqolaalka shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta Muqdisho waa ay ka duwan tahay Maalmihii la soo dhaafay waxaa inta badan xiran Goobaha Ganacsiga iyo Wadooyinka qaar, waayo waxaa ka jira Dibadbaxyo Waaweyn kuwaas oo Magaalada laga dareemay.

Boqolaal ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa isugu soo baxay Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada kuwaas oo aad uga xun falkii lagu xasuuqay Boqolaalka shacabka ah ee Sabtidii ka dhacay Magaalada muqdisho.

- Advertisement -

Shacabka oo aan looga baran hadalada qaarkood ayaa Maanta waxa ay ku dhawaqayeen Erayo ay ka mid ahaayeen dooni meyno Al-Shabaab iyo Erayo kale.

Dadka qaarkood waxa ay isugu imaanayeen Taalada Daljirka Dahsoon Ee degmada Boondheere halka kuwo kale ay haatan ku sugan yihiin Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Stadium.

Hoos Ka Dhageyso Warbixin uu ka diyaariyay Wariye Cabdinaasir Yuusf Socdaal kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts