HomeCaalamkaSawirro:-Wasiirka Caafimaadka Turkiga oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qarixii Muqdisho ee...

Sawirro:-Wasiirka Caafimaadka Turkiga oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qarixii Muqdisho ee lagu daweynayo dalkaas

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Caafimaadka ee dalka Turkiga, Axmed Demirikan waxa uu maanta soo booqday dhowr Isbitaal oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Ankara  oo lagu daawaynayo Dhibanayaashii ku dhaawacmay Qarixii bilowgii bishan ka dhacay magaalladda Muqdisho 36 Bukaan oo ku dhaawacmay qaraxaasi oo ay ku jiraan 3 carruur ah ayaa haatan lagu daaweynayaa Isbitaaladda Polatli, Numune iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Caafimaadka ee dalka Turkiga, Axmed Demirikan waxa uu maanta soo booqday dhowr Isbitaal oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Ankara  oo lagu daawaynayo Dhibanayaashii ku dhaawacmay Qarixii bilowgii bishan ka dhacay magaalladda Muqdisho

36 Bukaan oo ku dhaawacmay qaraxaasi oo ay ku jiraan 3 carruur ah ayaa haatan lagu daaweynayaa Isbitaaladda Polatli, Numune iyo Gulhane hospitals oo ku yaalla nawaaxiga magaalladda Ankara.

- Advertisement -

Wasiirka Caafimaadka ee dalka Turkiga,oo Suxufiyiinta maanta kula hadlay Isbitaalka Numane hospital ayaa sheegay inay Dhibanayaasha helayaan Daawaeynta lama huraanka ah.“necessary treatment”.

Isbitaalka Tabaraka iyo Cilmi-baarista ee Ankara Numune Training and Research Hospital waxa uu mid yahay Xarumaha Caafimaad ee ugu wanaagsan dalka Turkiga.

“Turkiga waxay qaaday Waajibaadka Samafalka ee saaran iyo inay  bixiso Daaweynta lama huraanka ah” ayuu yiri Wasiirka Caafimaadka ee Turkiga oo shalay ka soo laabtay Booqasho shaqo oo uu ku yimid magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Turkiga ayaa noqotay dalkii ugu horreeyey ee Hurmad Caafimaad la soo gaara dadkii ku dhaawacmay qaraxii Sabtigii hore ka dhacay Muqdisho, oo ay in ka badan 300 qof ku geeriyootay.

Dowladda iyo Ururka Bisha Cas ee Turkiga waxay Daawooyin, Qalab Caafimaad, Bustayaal iyo Teendhooyin soo gaarsiiyeen dadkii ku dhaawacmay qaraxii dhawaan ka dhacay Isgoyska KM 5 ee magaalladda Muqdisho.

Vigasho: ANADOLU NEWS AGENCY

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts