HomeCaalamkaDiplomaasiyiinta Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Somalia oo dhiig ugu deeqay dadkii...

Diplomaasiyiinta Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Somalia oo dhiig ugu deeqay dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Wakaalladda Wararka u faafisay Imaaaradka Carabta ee WAM ayaa sheegtay inay Diplomaasiyiinta ka hawl-gala Safaaradda Imaaraadka ku leedahay magaalladda Muqdisho dhiig ugu deeqeen dadkii ku dhaawacmay qaraxii bishan October 14-dii ka dhacay Isgoyska KM 5 ee magaalladda Muqdisho. Dhinaca kale, Isbitaalka Sheikh Zayid ee magaalladda Muqdisho ayaa la sheegay inay daaweyn u fidiyeen Tobanaan qof […]

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka u faafisay Imaaaradka Carabta ee WAM ayaa sheegtay inay Diplomaasiyiinta ka hawl-gala Safaaradda Imaaraadka ku leedahay magaalladda Muqdisho dhiig ugu deeqeen dadkii ku dhaawacmay qaraxii bishan October 14-dii ka dhacay Isgoyska KM 5 ee magaalladda Muqdisho.

Dhinaca kale, Isbitaalka Sheikh Zayid ee magaalladda Muqdisho ayaa la sheegay inay daaweyn u fidiyeen Tobanaan qof oo uu dhaawac ka soo gaaray Qaraxaasi.

- Advertisement -

Isbitaalka Sheikh Zayid oo la dhisay sannadkii 2015-kii waxa uu maalin kasta Daryeel Cafaimaad oo lacag la’aan ah u fidiyeen boqolaal Bukaano u badan carruur iyo haween.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories