HomeCaalamkaMadaxweyne Al-Bashiir”Wasaaradda Caafimaadka ilgaar ah haku heyso dadkii ku dhaawacmay qarixii Zoobe”

Madaxweyne Al-Bashiir”Wasaaradda Caafimaadka ilgaar ah haku heyso dadkii ku dhaawacmay qarixii Zoobe”

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Bukaanaddii Maanta ay ka qaaday Magaaladda Muqdisho ee ku wajahnaa Dalka Suudaan, ayaa hadda ka degay Magaaladda Khartoum ee Xarunta dalkaasi, halkaas oo ay kusoo dhoweeyeen Masuuliyiin Safaaradda Soomaaliyeed ee Suudaan iyo Jaaliyadda Dalkaasi ku nool. Madaxweynaha Dowladda Sudan, Cumar Albashiir, ayaa kahadlay qaraxii Zoobe ee Dadka badan ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Bukaanaddii Maanta ay ka qaaday Magaaladda Muqdisho ee ku wajahnaa Dalka Suudaan, ayaa hadda ka degay Magaaladda Khartoum ee Xarunta dalkaasi, halkaas oo ay kusoo dhoweeyeen Masuuliyiin Safaaradda Soomaaliyeed ee Suudaan iyo Jaaliyadda Dalkaasi ku nool.

Madaxweynaha Dowladda Sudan, Cumar Albashiir, ayaa kahadlay qaraxii Zoobe ee Dadka badan ay ku dhinteen, isagoo sheegay in Bukaanadda Wadaankaasi gaaray oo gaaraya 23 Qof ay Dowladdiisa u balan qaadeyso in addeeg Caafimaad ay siin doonto, islamarkaana Suudaan ay diyaar u tahay Caawinaada iyo Garab istaaga Soomaaliya, ayna la qeyb saneyso Dhibaatada.

- Advertisement -

Cumar Albashiir, Madaxweynaha Wadanka Suudaan, ayaa Amray Wasaaradda Caafimaadka ee Wadankaasi in il gaar ah lagu hayo bukaanada Soomaalida ah, loona fidiyo Gargaar caafimaad oo tayo leh, waxaana uu intaas ku daray in xil gaar ah la iska saaro

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts