HomeCaalamkaSawirro:-Dhaawacyadii saaka Muqdisho oo gaaray Kenya

Sawirro:-Dhaawacyadii saaka Muqdisho oo gaaray Kenya

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Nairobi ee Xaruna Dalka Kenya, ayaa sheegay in magaaladaasi ay gaartay diyaaraddii waday Bukaanadda Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay KM5, kuwaasi oo maanta ka dhooftay Magaaladda Muqdisho. Waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Nairobi kusoo dhoweeyey Bukaanada Soomaaliyeed, Masuuliyiin ay ugu Horreeyso Wasiirka arrimaha Dibadda Kenya, Marwo Aamina Jawaahir […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Nairobi ee Xaruna Dalka Kenya, ayaa sheegay in magaaladaasi ay gaartay diyaaraddii waday Bukaanadda Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay KM5, kuwaasi oo maanta ka dhooftay Magaaladda Muqdisho.

Waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Nairobi kusoo dhoweeyey Bukaanada Soomaaliyeed, Masuuliyiin ay ugu Horreeyso Wasiirka arrimaha Dibadda Kenya, Marwo Aamina Jawaahir Maxamed, Madaxda Safaaradda Soomaaliyeed ee Kenya iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Wasiirka arrimaha Dibadda kenya oo Warbaahinta la hadashay soo dhoweynta ka dib, ayaa sheegtay in addeeg caafimaad oo heer sare ah loo fidin doonno Bukaanadda Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii Zoobe ka dhacay, waxaana ay sheegtay in ay garab taagan yihiin Dowladda Soomaaliya, ayna kala shaqeynayaan arrimaha Nabad gelyada iyo la dagaalanka Alshabaab.

Sawiro

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories