HomeWararSoomaaliland oo dib u celisay Markab siday qaxooti Yamaniyiin ah

Soomaaliland oo dib u celisay Markab siday qaxooti Yamaniyiin ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Berbera ayaa waxa ay sheegayaan in Dekadda Magaaladaas dib looga celiyay Markab ay saarnaayeen 5 ka mid ah Qaxooti u dhashay dalka Yaman. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Magaalada Berbera ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen in sababta ay dadkaas u celiyeen ay tahay in aan lagu kasoonaan karin Caafimadkooda sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Berbera ayaa waxa ay sheegayaan in Dekadda Magaaladaas dib looga celiyay Markab ay saarnaayeen 5 ka mid ah Qaxooti u dhashay dalka Yaman.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Magaalada Berbera ayaa waxa ay Warbaahinta u sheegeen in sababta ay dadkaas u celiyeen ay tahay in aan lagu kasoonaan karin Caafimadkooda sida ay hadalka u dhigeen.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa ay sheegeen in Qaxootigaas Soomaaliland ay soo geli karaan markii Caafimadkooda la soo baaro hadii kale dalkooda Yaman dib loogu celin doono.

Soomaaliland deegaanadeeda kala duwan ayaa waxaa todobadyadii la soo dhaafay kaa soo degayay qaxooti ka soo cararay dalka Yaman taas oo keentay in haatan shaki badan ay ka muujiyaan Masuuliyiinta Maamulka Soomaliland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts