HomeWararDhageyso:-Puntland oo ka hadashay Siyaasiyiintii lagu xiray Garoowe

Dhageyso:-Puntland oo ka hadashay Siyaasiyiintii lagu xiray Garoowe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Cumar Cabullaahi Faraweyne gudoomiyaha Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntlan ayaa shegay in Siyasiyiinta la xiray ay ahaayeen kuwo hareer maray Sharciga u degsan Puntland. Waxa uu sheegay in Siyaasiyiintaas ay dhisteen Madal taas oo khilaafsan Dastuurka Puntlan, isla markaana cid kasta oo shrciga ku xadguubta talaabo laga qaadi oono. Sidoo kale waxa uu sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cumar Cabullaahi Faraweyne gudoomiyaha Gobolka Nugaal ee Maamulka Puntlan ayaa shegay in Siyasiyiinta la xiray ay ahaayeen kuwo hareer maray Sharciga u degsan Puntland.

Waxa uu sheegay in Siyaasiyiintaas ay dhisteen Madal taas oo khilaafsan Dastuurka Puntlan, isla markaana cid kasta oo shrciga ku xadguubta talaabo laga qaadi oono.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in adkaas ay ahaayen kuwo fowo iyo qas waday isla markaana meelo kale laga soo abaabulay sida uu hadalka u dhigay.

Sikastaba shalay C/rixmaan Dhagaweyne oo ka mi ah Siyaasiyiinta la xiray ayaa shalay sheegay in xarigooa uu yahay mi lagu caburinayo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Cumar Faraweyne

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts