HomeCaalamkaMadaxweyne Erdogan” Turkiga waxaa lagu xukumaa Sharci ee ma nihin Dowlad Qabiil”

Madaxweyne Erdogan” Turkiga waxaa lagu xukumaa Sharci ee ma nihin Dowlad Qabiil”

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo ay isaga iyo dhigiisa dalka Yukrayn Petro Porochenko ku qabteen caasimadda dalkaasi ee Kiev. Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu aad iyo aad uga xun yahay go’aankii ay Dowladda Maraykanka ku hakisay Adeegii Fiisaha ee Muwaadiniinta Turkiga lagu siin jireen Dal-ku-galka Maraykanka. Waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo ay isaga iyo dhigiisa dalka Yukrayn Petro Porochenko ku qabteen caasimadda dalkaasi ee Kiev.

Madaxweynuhu waxa uu sheegay inuu aad iyo aad uga xun yahay go’aankii ay Dowladda Maraykanka ku hakisay Adeegii Fiisaha ee Muwaadiniinta Turkiga lagu siin jireen Dal-ku-galka Maraykanka.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inuu amar ku siiyey Safaaradda Turkiga ee Washington inay qaadaan Tallaabo la mid ah Go’aankii Maraykanka ee Adeegga Fiisaha.

“Turkiga waxaa lagu xukumaa Sharci oo wax kasta ka sarreeya, ma nihin Qabiil, mana nihin Dowlad Qabiileed” ayuu yiri Madaxweyne Erdogan.

Khilaafka Diplomaasiyadeed ee Maraykanka iyo Turkiga ayaa yimid, kadib, markii ay Ciiddanka Ammanka Turkiga xireen Muwaadin  Turkish ah oo ka shaqeeya Qunusuliyada Maraykanka ku leeyihiin magaalladda Istanbuul, kadib, markii lagu soo oogay inuu xubin ka yahay Kooxda uu hoggaamiyo Sheekh Fatxullahi  oo ku nool Maraykanka.

- Advertisement -

Shaqaalaha la xiray oo lagu magacaabo Metin Topuz, waxaa lagu eedeynayaa inuu Warbixin ka hayo doorkii ay Maraykanka ku lahaayeen Afgembigii Fashilmay ee 15-kii July ee sannadkii hore ka dhacay Turkiga.

Saraakiisha Turkiga waxay sheegeen inuusan Eedeysanahaasi lahayn wax Xasaanad Diplomaasiyadeed, isla markaana ay Maraykanka ku degdegeen Xayiraadda dhinaca Adeegga Fiisaha la siin jirey dadka Turkiga ee doonaya inay tagaan Maraykanka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts