HomeWararDEG DEG:-Xildhibaano lagu rasaaseeyay Bartamaha M/Jowhar

DEG DEG:-Xildhibaano lagu rasaaseeyay Bartamaha M/Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka Dalsan ay ka heleyso Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegayan in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Mamulka hir-Shabeelle lagu rasaaseeyay Gudaha Magaaladaas. Gaariga la rasaaseeyay oo uu lahaa Xildhibaan Maxamed Yuusuf Coloow ayaa waxaa saarnaa isaga iyo Xildhibaan Faarax Maxamed Cismaan”Gacaney”oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle isla markaana ku dhaawacmay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Dalsan ay ka heleyso Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegayan in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Mamulka hir-Shabeelle lagu rasaaseeyay Gudaha Magaaladaas.

Gaariga la rasaaseeyay oo uu lahaa Xildhibaan Maxamed Yuusuf Coloow ayaa waxaa saarnaa isaga iyo Xildhibaan Faarax Maxamed Cismaan”Gacaney”oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle isla markaana ku dhaawacmay rasaastii lagu furay.

- Advertisement -

Xildhibaan Colow oo goordhow la hadlay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in uu rasaaseeyay Ruux watay Dhar Shacab ah uusan garaneyn balse laga soo musaafuriyay degmada Balcad ee isla Gobolkaasi Shabeellaha Dhexe.

Ilaa iyo hadda lama oga sababta ka dambeysa rasaasta lagu furay xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle xili ay marayeen Bartamaha Magaalada Jowhar.

Goordhow la socda Wareysi aan la yeelanay xildhibaan Maxamed Yuusuf Coloow

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts