HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo Maanta u duulay dalka Sudaan

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta u duulay dalka Sudaan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya Soomaaliya ayaa Maanta ka duulay Garoonka Dyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda Caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo ay ka mid yihiin Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Maaliyada, Beeraha, Dhallinyarada iyo Sport-ga ayaa kulan la qaadan doonaan Madaxweynaha dalka Sudan, Omar Hassan Albashiir iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya Soomaaliya ayaa Maanta ka duulay Garoonka Dyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda Caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo ay ka mid yihiin Wasiiradda Arrimaha Dibedda, Maaliyada, Beeraha, Dhallinyarada iyo Sport-ga ayaa kulan la qaadan doonaan Madaxweynaha dalka Sudan, Omar Hassan Albashiir iyo Ra’isul-wasaare Bakri bin Hassan Salah. Kulankaasi ayaa looga hadli doonaa xoojinta xiriirka labada dal, Xaalladda Gobalka iyo Xiriirka Caalamiga.ee ay sida wadajirka uga walaavsan yihiin.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa waxaa la filayaa inay soo booqdaan qaar ka mid ah Wershadaha iyo Hay’addaha Waxbarashadda ee dalka Sudan.

Dhinaca kale, Labada Madaxweyne ayaa la filayaa inay si wadajir ah Shir Jaraa’id ugu qabtaan Qasriga Madaxtooyadda ee magaalladda Khartoum.

si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horreysay ee uu Madaxweyne Farmaajo booqdo dalkaasi, tan iyo markii uu xilka Madaxtinimadda loo doortay bishii February ee sannadkan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts