HomeWararDhageyso:-Maamulka Gobolka Bakool oo mamnuucay in Qaad la geeyo Xudur

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Bakool oo mamnuucay in Qaad la geeyo Xudur

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada xudur ee Xarunta Gobolkaas waxa ay ku qabteen kulan looga hadlayay dahnka maniga kaa soo laga soo saaray qodobo ku saabsan dahnka amniga. Maxamed Cabdi Maxamed Told Guddoomiyaha Gobolka Bokool oo qodobadii ka soo baxay kulankaas Warbaahinta u akhriyay  ayaa sheegay in aan waxqaad(Jaad) ah la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada xudur ee Xarunta Gobolkaas waxa ay ku qabteen kulan looga hadlayay dahnka maniga kaa soo laga soo saaray qodobo ku saabsan dahnka amniga.

Maxamed Cabdi Maxamed Told Guddoomiyaha Gobolka Bokool oo qodobadii ka soo baxay kulankaas Warbaahinta u akhriyay  ayaa sheegay in aan waxqaad(Jaad) ah la keeni Karin magaalada Xudur ilaa amar dambe.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Ganacsadihii Magaalada Xudur Qaad (Jaad) lagu ganaaxi doono lacag dahn Kun Dollar

Waxa uu sheegay in cidkasta ee lagu arkaa waxyaabaha maanka dooriya talabo laga qaado doono isla markaana la maamulku uu Go’aan ka gaari doono.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Bakool  Maxamed Cabdi Maxamed

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts