HomeWararSarkaal ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho

Sarkaal ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Koox hubeysan  ayaa Caawa qeybo ka mid ah Xaafada Siliga Ameerikaanka oo ka tirsan degmada Wadajir  ee Gobolkaan Banaadir waxa ay ku dileen Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya Sarkaalka la dilay oo ka tirsanaa Ciidamada Meleteriga Soomaaliya ayaa la sheegay in xiliga la dilayay uu fadhiyay Goob Maqaaxi oo ku taalla Xaafada Siliga Ameerikaanka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox hubeysan  ayaa Caawa qeybo ka mid ah Xaafada Siliga Ameerikaanka oo ka tirsan degmada Wadajir  ee Gobolkaan Banaadir waxa ay ku dileen Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya

Sarkaalka la dilay oo ka tirsanaa Ciidamada Meleteriga Soomaaliya ayaa la sheegay in xiliga la dilayay uu fadhiyay Goob Maqaaxi oo ku taalla Xaafada Siliga Ameerikaanka.

- Advertisement -

Kooxo ku hubeysan Butoolado ayaa rasaas ku furay Goobta uu fadhiyay taas oo sababtay in uu u geeriyoodo waxaana sidoo kale rasaastaas ku dhaawacmay qof  Shacab ah.

Dadka deeganka qaarkood oo Dalsan la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in Goobta ay soo gaareen Ciidamada dowladda Soomaaliya isla markaana haatan ay wadaan howlgallo baaritaano ah.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts