HomeCiyaarahaWasaarada Howlaha Guud oo dalbatay in la soo celiyo Ciyaartooydii ka tagtay...

Wasaarada Howlaha Guud oo dalbatay in la soo celiyo Ciyaartooydii ka tagtay Kooxda Jenyo

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Wasaarada Howlaha Guud iyo Guryeynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa k codsatay Masuuliyiinta Kooxda Kubbada Cagta ee Jenyo in ay dib u soo celiyaan ciyaartoydii faraha badnaa ee Maalmihii la soo dhaafay kooxdaas isaga tegay. War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in Wasaaradu ay bixin doonto Dhaqaalaha Ciyaaryahanadii ka tagtay si loo hormariyo Kooxda. Nuqul […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaarada Howlaha Guud iyo Guryeynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa k codsatay Masuuliyiinta Kooxda Kubbada Cagta ee Jenyo in ay dib u soo celiyaan ciyaartoydii faraha badnaa ee Maalmihii la soo dhaafay kooxdaas isaga tegay.

War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in Wasaaradu ay bixin doonto Dhaqaalaha Ciyaaryahanadii ka tagtay si loo hormariyo Kooxda.

- Advertisement -

Nuqul ka mid ah War-Saxaafadedka oo soo gaaray Rdio Dalsan Hoos Ka Akhriso:-

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts